SUUQ IIBGEE.COM iibi ama iibso

SOMALI APPS

SUUQ IIBGEE.COM iibi ama iibso

خرید
  • 5.00
(126 رای)

نصب رایگان

10000

نصب ها

Android 4.2+

نسخه حداقل

با تبلیغات

تبلیغات

25.04.2018

تاریخ انتشار

تغییرات اخیر:

- Fixed minor bugs

توضیحات:

SUUQ IIBGEE.COM - iibi ama iibso alaab Celis ah ama Cusub (IIBGEE is an online buy and sell marketplace. Sell and buy products and services). IIBGEE waa app qof walba lacag la'aan uu wax ku iibin karo, kana iibsan karo. IIBI ama IIBSO dhul, guri, elektronig, gaadhi, dhar, adeeg, qalab, combiyuter, iwm. Soo dagso oo iibi waxii alaab ah ama adeeg ah oo aad hayso.

SIDA IIBGEE APP AY U SHAQAYSO:
- Soo dagso IIBGEE APP
- Fur App-ka oo akoon samayso, ku xir Facebook ama Gmail
- Sawir ka qaad alaabta aad iska iibinayso ama adeegga aad hayso
- Qor cinwaanka, qiimaha, faahfaahin, soona gali APP-KA
- Alaabtaada ama adeegaaga daqiiqad waxaa arkaya dadka suuqa isticmaala oo dhan!

Fadlan: Ha hilmaamin in aad IIBGEE APP la wadaagto asxaabtaada si aan u balaarino suuqan kala iibsig Soomaalida ee online-ka ah. Soo dagso oo la wadaag asxaabtaada!

SOMALI APPS برنامه های دیگر

دانلود