sooomar

خرید
  • 0.00
(0 رای)

نصب رایگان

10

نصب ها

Android 4.0+

نسخه حداقل

با تبلیغات

تبلیغات

04.04.2017

تاریخ انتشار

تغییرات اخیر:

Somali Online Market waa suuq Online ah oo somaliya ka shqeeya

توضیحات:

Soomar (Somali Online Market) waa suuq online ah oo ka shaqeeya guud ahaa somaliya wuxuuna kuu sahlayaa inaad alaab ka iibsan karto adigoo gurigaaga jooga waana laguu keenayaa alaabtaa waxayna noqon kartaa alaabtaasi
dhar ama cunto ama alaab electronic ah hadaba alaabta aad iibsatay weeye

WAXAAD APPLICATIONKA WAX KAGA IIBSAN KARTAA MOBILE KAAGA ADIGOO ISTICMAALAYA ADEEGYADAN:

1.EVC
2.EDAHAB
3.EMAAL
4.PERMIER BANK MASTER CARD


FAA,IIDOOYINKA APPLICATIONKA:

applicationkan wuxuu faa iido kuu leeyahay

1.in aad hesho alaabtii aad u baahnayd adigoo aan suuqa gaadhi u raacin lacagna kaa bixin

2.in hadii amaan ahaan aad ka cabsanayso suuqa applicationku uu kuu suuro gelinayaa inaad adoo amaan ah hesho alaabtaa

3.in aad ka war hayso in dukaanka aad doonaysaa alaabta aad markaa u baahan tahay hayo

4.in hadii aad cunto suuqa uga baahato kaliya aad dalbanayso gurigaagana laguugu eenayo

5.in hadii aad caruurtaada la doonayso wax barsho aad ka heli doonto schooladii dhamaantood iyo weliba jaamacadihii iyo meelahay ay ku yaaleen iyo waxa lagu dhigto

6. in hadii aad u baahnayd dhakhtar aad ka heli doonto dhamaan cusbitaalada oo dhan kadibna kii aad dooran karto dhakhtarkii takhakhus ahaan u fiican xanunkaaga aadna heli doonto meesha uu ku yaalo weliba adigoo aan fayl dheer gelin ayaad applicationka ka dhex goosan kartaa tigidhka

7.hadii aad u baahanthay inaad safar gasho xaga cirka ah waxaad si dhib yar ug helaysaa meesha aad u socoto diyaarda tegaysa iyo wakhtiga ay tegayso weliba waxaad applicationka ka goosan kartaa tigidhka iyado laguu hayn doono

hadaba isku soo duuboo waa hawl fududayn aanu ugu talo galay qof kastoo somali ah inu la jaanqaado dadka kula nool caalamka.
waadna dareemi kartaa faa iidada applicationku kuu leeyahay macamiil.

ALLAAH baa mahad oo dhan u sugnaatay

Somali Online Market برنامه های دیگر

Qaran Online

Qaran Online

Somali Online Market
  • 0.00
Soomar

Soomar

Somali Online Market
  • 4.20
Dankaab

Dankaab

Somali Online Market
  • 0.00
Himilo Booking

Himilo Booking

Somali Online Market
  • 0.00
sooomar

sooomar

Somali Online Market
  • 0.00
دانلود