Silig24

کسب‌وکار
  • 0.00
(0 رای)

نصب رایگان

50

نصب ها

Android 4.3+

نسخه حداقل

با تبلیغات

تبلیغات

08.12.2020

تاریخ انتشار

توضیحات:

Silig24 online market waa Suuq Soomaaliyeed oo wax laga gadankaro waxna lagu gadi karo habka wax loga gadankaro E-commerce , Suuq Silig24 online Market waxa uu bulshada u fududaynkara in qofkasta si hawl yari ah gurigisa waxa u dalbaday ugu geyyo , waxa uu Silig24 online market uu usahlay ganacsatada yar yar iyo kuwa ubahan in ay Ganacsi bilabtan waxa uu Silig24 online market ugu sahlay in ay alabtooda ku iibshan iyago gurigoda ama gobtoda shaqo jogan inu usahlo inu usameyo macmil badan waxa una ugarsiya mela ka fog goobtoda shaqo ,iyado malmo yar qadankarta ama sacado koban , Silig24 online market waxa uu u fududeyya xiliyada adag bulshada sida xili Robadka , iyo xiliyda adag sida bandowga amni in uu macamisha uugu adeego iyago ku sugnandona xalad amni oo badbada noqonkarta ,waxa uu usahla in ay bulshado helan wakhti ay wax kale ku qabsanlahayen inti ay suqa u adegsi tegi lahayen ama hawlahoda u fasaxi lahayen si ay uso adeegsi tagayn ,hasi ay hayan shaqo hotel , maqaayad ama hooyo gurigeeda joogta oo ubahan in ilmahalaga reebo waxa uu ufududayn Silig24 online market in ay si fudud ula soo dagi karto Mobile Application ka kaasoo aay ka heli doonto nuuc kasta oo shopping ah oo ay Suqa uga bahneyd sida Dharka ,kabaha , cosmetic , Rashinka , sharabka iyo wax kasto Supermarkt laga helo laguma so kobi karo waxa an bulshada hakan ugu adeegno .
Siduu u shaqeeyaa App Silig24 waa
Suuqa online ah waxaad ka heleysaa dhamaan nuucyada kala duwan ee ad udukameysi donatid, waxaad ka iibsan kartaa intaad doonto waxaadna ku bixin kartaa lacagta qaabkasta ee kuu suurtagal ah, App Silig24 markaad la soo dagto waxaad kala socon kartaa qiima dhimiskasta ee aan sameyno iyo noocyada Wax kasto cusub ee aan keenno adigoo goobtaada joogo.
Si fudud ku dejiso / Download gareyso App ka Silig24 online market ka adeego goor kasta iyo meelkasta oo aad joogto.Agabka nocyadaad aad ka heleys (E-Commerce Silig24 online market App / Store)
1. Agabka Sport kasida
a. Malyadaha Sport ka
b . Kabaha Sport ka
c. Kubadaka nocyadooda kala duwan
2. Agabka Gmy ka sida
a . Kuwa laysku cateyyo
b. Iyo kuwa lasku cayiliyo
c. Nocyada biraha laqado oo dhan
3.Dharka nocayadi
a . Noca xaragada stly ka
c. Iyo noca Sport ka
c. Iyo noca hidaha iyo dhaqanka umada somaliyed
4.Media qalabka tiknolojiyada casriga sida
a. Mobile
b.Computer
c.games
d. CDs , memory
e.TV
5. Agabka guryaha sida
a. Digsiyada
b. Talagadaha shaha oo koronto ku shaqaynaya
c. Mishinka borka nuuga
Iyo agabka siifka
6. Shopinka caruurta iyo midka Cosmetic ga sida
a.cafayadaha caruuta iyo salidohooda macal kareemkoda
b. Barafunada
c.kareemada dhamantood
e . Salidaha dhamantod
7. Agabka caruurta lagu ciyaarsiyo sida
a. Babuurta caruurta
b.diyaradaha caruurta
8.Agabka Gawarida sida
a. Bolasha
b. Banadaha nocyadooda kala duwan
c. Iyo dhaman qalabka Gawarida lagu qurxiyo
9. Buugta nocyadooda
a. Bugaagta Jamacaadka
b. Bugaagta iskilada heraarkoda kala duwan c.Bugaagta caruurta
d. Bugaagta cilmiga diniga
e. Bugaagta sugaanta
10. Dawo dhaqameedka sida
a. Malabka
b. Xabadtasowdaha
11. Agabka nadifinta Guriga sida a.Qasalada dharka
b.Tirtiraha korontada ku shaqeyya
12.iyo Agabkaleh anan kalan kuso kobi karin inta wuxi dheer waxa ad ka arki karta App Silig24 online market .Silig24 online market waxa uu kuu fufudeyyey in ad ku adegankarto
hab online waliba casri ah adigo sariirtada jooga bila buuq waxa kuu adegaya dareenkaga waxa ku bixin karta lacagta si hawl yar adeegyadan ,E-DAHAB , IYO SAHAL

SOSTEC Technologies برنامه های دیگر

Digital Data Service

Digital Data Service

SOSTEC Technologies
  • 0.00
Surad Online

Surad Online

SOSTEC Technologies
  • 0.00
Qaran Jobs

Qaran Jobs

SOSTEC Technologies
  • 0.00
Baidoa Radio

Baidoa Radio

SOSTEC Technologies
  • 0.00
Jubba Water Supply Company :ju

Jubba Water Supply Company :ju

SOSTEC Technologies
  • 0.00
Awdheegle Data Online

Awdheegle Data Online

SOSTEC Technologies
  • 0.00
Sahal Post and Logistics

Sahal Post and Logistics

SOSTEC Technologies
  • 0.00
Silig24

Silig24

SOSTEC Technologies
  • 0.00
Deeq Online Data

Deeq Online Data

SOSTEC Technologies
  • 0.00
Cawale Data Online

Cawale Data Online

SOSTEC Technologies
  • 0.00
دانلود