Kadis Diini - For All [2022]

kulmiss.com

Kadis Diini - For All [2022]

آموزشی
  • 0.00
(0 رای)

نصب رایگان

10000

نصب ها

Android 5.0+

نسخه حداقل

با تبلیغات

تبلیغات

24.08.2019

تاریخ انتشار

توضیحات:

Kadis Diini waa Gameka koobaad ee kusaabsan su'aalaha iyo jawaabaha diiniga ah ee ku baxaya luuqada somaliga.

Wuxuu ka kooban yahay su'aalo badan oo gaadhay ilaa 500 oo suaalood oo iskugu jira dhammaan qaybaha kala duwan ee diinta sida: Quranka, axaadiithta nabiga, siirada, axkaamta IWM.

Kadis Diini waxaa ka loogu tala galay inay ka faa'iidaystaan dhamaan dhallinyarada caruurta iyo ruuxkasta oo rabo in uu wax ka barto diinta islaamka oo ku hadla luuqada somaliga.

Waxaad samaysan kartaa account aad ku ciyaarto mobilo kala duwan, iyo sidoo kale inaad la tartanto asxaabtaada iyo sidoo kale inaad la shaykeeso.

Fadlan wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh Emailka hoose:
[email protected]

kulmiss.com برنامه های دیگر

دانلود